Qeexid
"/dh eeg madaxbaannanow. ld madaxbannaanaan."
"/dh eeg madaxbaannanow. ld madaxbannaanaan."
Wadaag:
eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani.
m.f.dh
Wadaag:
Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho.
Haweeney aan nin lahayn ahaansho.
Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho.
Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag: