Qeexid

"Kubbad madaxa ku dhufasho."

Qeexid Xigta

Shir iwm hoggaamin (qof).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxee oo kali ah:
  • Soomaaliya hadda si buuxda ay dib ugu soo noqotay ajanada bulshada cxaalamka waxaana arinteeda ka hadli doona Golaha Amaanka 20 Maarso sidoo kalena waxaa looga hadli doonaa kulan madaxeedka soo socda ee wadamada Carabta laguna qaban doono QADAR”.
  • Haddii maskaxda qaybteeda caqligalka iyo fiirsashadu ku dhaqaaqdo xawli gaaban, qaybta go'aannada gaadhaana xawaare lamafilaan ah ku oroddo, wuxuu madaxeennu keenaa qaraarro aan kala go lahayn oo qaarkood macne samaynayaan qaarkoodna iga-gee yihiin.