Qeexid
"Caro iyo dulqaad yari qof dabeecad u leeyahay."
"Caro iyo dulqaad yari qof dabeecad u leeyahay."
Wadaag:
(bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
m.dh
Wadaag:
Qof la qafaalay hanti ku soo furasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Madax timo ka wada xiirid.
Ku maluuq subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay.
ld madaxfurasho.
m.l
Wadaag:
Oogada qaybta sare ee nafleyda.
Maskax, laab, caqli.
Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
m.l
Wadaag:
madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
Wadaag:
Kubbad madaxa ku dhufasho.
Shir iwm hoggaamin (qof).
f.g2
-xeeyay, -xeysay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Wax meel fog laga arko oo aan qaabkooda la sixi karin.
m.l
Wadaag:
Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Sadaqo loo bixiyo qof haween ah oo dhintay.
Allabbari haweenku bixiyaan marka ay soo sid dhaweeyaan; kuraysi; taraaraysi; sagaalaysi.
m.l
Wadaag:
Meel hawl laga hayo,iyadoo aan la doonayn in laga qayb galo, tegid.
Cid hawl haysa kormeer aan toos ahayn ku samayn.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Dugaag naasleyda ka mid ah oo leh dhogor duf ah, cago balballaaran iyo dabo aad u gaaban, kuna nool dhulka qaboobaha ah.
Sheeko khayaali ah oo ku saabsan naag hal jirtay oo dadka aaminsanaa in ay habeenkii soo bixi jirtay oo dadka cuni jirtay.
m.dh
Wadaag: