Qeexid

"eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxfurasho oo kali ah:
  • Burcad-badeeda Soomaaliyeed ayaa afduubyo badan ka geystay xeebaha Somalia, iyagoo haatan haysta in ka badan 10-Markab, waxayna sii dayntooda ku xireen lacag madaxfurasho ah oo aad u fara badan.
  • Doonyo ganacsi oo lasii daayay Burcadbadeeda Somalia ayaa sii daayay doomo ganacsi oo ay todobaad ka hor ku afduubeen xeebaha Somalia, iyagoo aan ka qaadan madaxfurasho lacageed, sida uu xaqiijiyay mid ka mid ah burcadbadeeda iyo Dowlada India.