Qeexid
"eeg madaxsalaax."
"eeg madaxsalaax."
Wadaag:
Sadaqo loo bixiyo qof haween ah oo dhintay.
Allabbari haweenku bixiyaan marka ay soo sid dhaweeyaan; kuraysi; taraaraysi; sagaalaysi.
m.l
Wadaag:
Oogada qaybta sare ee nafleyda.
Maskax, laab, caqli.
Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
m.l
Wadaag:
madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
Wadaag:
Kubbad madaxa ku dhufasho.
Shir iwm hoggaamin (qof).
f.g2
-xeeyay, -xeysay
Wadaag:
(bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
m.dh
Wadaag:
Dugaag naasleyda ka mid ah oo leh dhogor duf ah, cago balballaaran iyo dabo aad u gaaban, kuna nool dhulka qaboobaha ah.
Sheeko khayaali ah oo ku saabsan naag hal jirtay oo dadka aaminsanaa in ay habeenkii soo bixi jirtay oo dadka cuni jirtay.
m.dh
Wadaag:
Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Tegidda la tago meel hawl laga hayo iyadoo aan la doonayn in laga qayb qaato.
Kormeer aan toos ahayn oo cid hawl haysa lagu sameeyo. ld madaxtusid.
m.l
Wadaag: