Qeexid

"Rugta uu madaxweynuhu fadhiisto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madaxtooyo oo kali ah:
  • Daahir Riyaale isagaa arrinta weydeeyey, oo markaan idhi aan is-aragno awalba anagaa isku madaxtooyo ahayne oo aannu wada tashano diidey oo yidhi u tegi maayo.
  • Labada magac, dawladnimo iyo madaxtooyo waxaa haboon in si xeeldheer loo faaqido, ka dibna iyadoo qoraal ah lagu dhejiyo kursiga madaxweynaha hortiisa, balse iminka aan isku koobo dhawrkan qodob ee hoga tusaalaha ah.