Qeexid

"Jiko; alawaad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madbakh oo kali ah:
  • Mukulaal madbakha xaadhaysa oo marinka sii joogta.
  • Waxa kale oo garoonka ku meersan dhismayaal teel-teel ah oo isugu jira guryo, fasalo, istoodho, xafiisyo iyo madbakhyo.