Qeexid
"/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri."
"/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax lagu akhriyo haweeney la rabo in nin la oggoleysiiyo.
m.dh
Wadaag:
Haweeney maddiiddo ku akhrin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Caws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha biya mareennada ah.
m.l
Wadaag:
Khad; dawaad.
Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m.dh
Wadaag:
Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ceelka bartankiisa, meesha ilaha biyuhu isugu yimaadaan.
Meesha wax walba u ah bartamaha.
Ceelasha aan biyahoodu go'in.
m.dh
Wadaag:
(fals.) Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.
m.dh
Wadaag:
Maaddo dhulka oogadiisa iyo gudahiisa laga helo oo awood u leh soo jiidashada biraha.
Xoog wax soo jiita.
m.l
Wadaag:
Madow uu qaacu ku reebo meelaha uu saameeyo. ld maduul.
m.l
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.
m.l
Wadaag: