Qeexid
"Haweeney maddiiddo ku akhrin."
[-deeyay, -deysay]
maddiidde eeyay
maddiidde eysay
f.g2"Haweeney maddiiddo ku akhrin."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax lagu akhriyo haweeney la rabo in nin la oggoleysiiyo.
m.dh
Wadaag:
Caws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha biya mareennada ah.
m.l
Wadaag:
Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Ceelka bartankiisa, meesha ilaha biyuhu isugu yimaadaan.
Meesha wax walba u ah bartamaha.
Ceelasha aan biyahoodu go'in.
m.dh
Wadaag: