Qeexid
"Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney)."
[-snaa, -snayd]
maddiiddeysan naa
maddiiddeysan nayd
f.mg4"Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney)."
Wadaag:
Haweeney maddiiddo ku akhrin.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax lagu akhriyo haweeney la rabo in nin la oggoleysiiyo.
m.dh
Wadaag:
Caws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha biya mareennada ah.
m.l
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel iwm wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax midab madow loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la mideeyay ahaansho (dad).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Mushkilad wax la maareeyey ahaansho.
Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax nabad qaba ahaansho.
Wax la xirsi xiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: