Qeexid
"Madow uu qaacu ku reebo meelaha uu saameeyo. ld maduul."
"Madow uu qaacu ku reebo meelaha uu saameeyo. ld maduul."
Wadaag:
Ceelka bartankiisa, meesha ilaha biyuhu isugu yimaadaan.
Meesha wax walba u ah bartamaha.
Ceelasha aan biyahoodu go'in.
m.dh
Wadaag:
Duullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Nin caro dhaw, dagaal badan oo aan uurkuqaad lahayn.
m.l
Wadaag:
Khad; dawaad.
Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m.dh
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.
m.l
Wadaag:
Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo.
Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med1.
m.l
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag:
Qof dhagax la dhicid.
Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Geed-naagaar, dhirta dawada ka mid ah, leh ur silloon iyo caleemo yaryar oo xooluhu daaqaan.
m.l
Wadaag: