Qeexid
"ld madhale."
"ld madhale."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Nin aan naag rimin karin. ld madhaleys1.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Faylam hoosaad ka tirsan adhaxleyda oo xubnaha ka tirsan oo dhani ay yaryaryihiin, dirxiga ayey u egyihiin, waana xayawaan biyood ku nool ciidda. Astaamahooda waxa ka mid ah a) Maskax ma leh, b) qalfoof lafeed ma leh. Tusaale: amfiyooksas. ld madax-araxley.
m.dh
Wadaag:
Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin.
Wax qiimo iyo qaayo badan leh.
Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad C. Astaanta keydinta saldanabka ee ay gudbiye ama urur gudbiyeyaal iyo ma-gudbiye leeyihiin. Madhxinta madhxiye waa saami saldanabka Q ee hal gudbiye iyo keyd faraqa u dhexeeya labada gudbiye. Halbeegga madhxintu waa farad. C = Q/V.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Ratibaad laba gudbiye oo uu ma-gudbiye u dhexeeyo, leh awoodda kaydinta saldanabka. Madhxinta madhxiyuhu waxa ay ku xirantahay xajmiga, qaabka iyo habka ratibaadda gudbiyeyaasha.
m.l
Wadaag:
Buunbuuninta wax tiradooda ama tayadooda la buunbuuniyo.
Wax aan faa'iido lahayn.
m.dh
Wadaag:
Wax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag: