Qeexid

"(-iyo, m.dh) Nin aan lahayn walaalo rag ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madi oo kali ah:
  • Yuusuf iyo Geeddi oo majaraha u hayay xukuumadii TFG lagu casilay, taasoo muranka cirka kusii shareertay ilaa xukuumadu dhacdo.
  • Magacaabistani ayaa ah mid magac u yaal ah, maadaama xarunta Gobolka Sool ay gacanta ugu jirto Maamulka la magac baxay Somaliland oo 15-kii Oktoobar 2007 ay kala wareegeen ciidamadii Puntland ee gacanta ku hayey Laascaanood.