Qeexid
"eeg madiix2."
"eeg madiix2."
Wadaag:
(dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid.
Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
(dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano.
Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.
m.l
Wadaag:
Gabar aan lahayn walaalo.
Neef xoolo ah oo caano badan leh.
m.dh
Wadaag: