"eeg madkeysan."
Wadaag:
ld madkeyn.
m.l
(-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f.mg1
eeg madkee. ld madkeys.
m.f.dh
Madag bixin.
Isku m.: qof isku dhejin.
f.g2
-keeyay, -keysay
eeg hadeysan1.
ld madluun1 (3).
eeg malaasan1.
ld cufaysmid.
eeg mam. ld mabid.
ld medid.
ld madag.
Geed laama dhuudhuuban leh oo madkaha laga goosto.