Qeexid Xigta
ld madluun1 (3).
ld madluun1 (3).
Wadaag:
(-uumay, -uuntay; -uumi) Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn.
Qof la dulmiyey.
ld madluumid.
m.l
Wadaag:
Qof la madluumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid ballamin.
Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: