Qeexid
"Qof la madluumiyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
madluunsan aa
madluunsan ayd
f.mg4"Qof la madluumiyey ahaansho."
Wadaag:
(-uumay, -uuntay; -uumi) Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn.
Qof la dulmiyey.
ld madluumid.
m.l
Wadaag:
Wax uunsi lagu shiday ahaansho.
Wax la uumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Cid ballamin.
Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: