Qeexid
"eeg madluunsan. ld madluunsanaansho."
"eeg madluunsan. ld madluunsanaansho."
Wadaag:
Qof la madluumiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg madalsan. ld madalsanaansho (2), madashanaan, madashanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-uumay, -uuntay; -uumi) Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.
f.mg1
Wadaag:
M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn.
Qof la dulmiyey.
ld madluumid.
m.l
Wadaag: