Qeexid
"eeg madoobee."
"eeg madoobee."
Wadaag:
Wax midib madow u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax midab madow u yeelid.
(f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.
f.g
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax midab madow loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax midib madow leh noqosho.
Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
f.mg3
-baaday, -baatay
Wadaag:
(jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
m.l
Wadaag:
Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f.mg4
Wadaag: