Qeexid
"Wax midib madow u yeelasho."
[-stay, -satay]
madoobeys tay
madoobeys atay
f.mg3"Wax midib madow u yeelasho."
Wadaag:
Wax midab madow loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Wax midab madow u yeelid.
(f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.
f.g
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Maddooyamaddooyo ciyaarid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax midib madow leh noqosho.
Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
f.mg3
-baaday, -baatay
Wadaag:
(jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
m.l
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Bir daxalaysasho.
Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho.
Arrin xal u raadsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid.
Cid ku abaal sheegasho. ld minneyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: