Qeexid
"Wax midib madow leh noqosho."
Qeexid Xigta
Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
[-baaday, -baatay]
madoobow aaday
madoobow aatay
f.mg3"Wax midib madow leh noqosho."
Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
Wadaag:
(f.g) Wax midab madow u yeelid.
(f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.
f.g
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosho.
f.mg3
-baaday, -baatay
Wadaag:
Wax midib madow u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax midab madow loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-wyo ..., m.dh) (c.fal.) Hadh dhexaadka dhan ee dhulka ama dayaxa ee madoobaada.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
m.l
Wadaag:
Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f.mg4
Wadaag:
(xis.) nambar aan isbeddelin.
(fiis.) xiriirka ka dhexeeya laba xaddi ama ka badan tiro go'an oo aan isbeddelin ka soo baxdo isu qaybintooda ama isku dhufashadooda (X=c=4=4x2) b 2 2x2.
m.l
Wadaag:
Bisha afaraad ee bilo dayaxeedka sanadka soomaaliga.
m.l
Wadaag: