Qeexid

"Midibka dhuxusha."

Qeexid Xigta

Mugdi, gudcur. ld madoow1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madow oo kali ah:
  • Mustaqbalka Davids, ee Juventus mad-madow ayuu ku jiray, iyada oo wararkuna tilmaamayaan inuu hungurigiisa dib uga liqay tan iyo bishii December, ee kal-hore, oo ahayd markii uu kooxda u yimi Marcello Lippi.
  • Waxa uu naastaradii ku duuduubay cimaamad, oo misana bac madow ku sii dhex-riday.