Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
madraso
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madraso oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `madraso`
madrasad
Qeexid
Dhismo ardada cilmi lagu baro; dugsi.
Dugsi ay maaddooyinka lagu dhigto carabi ku baxaan. ld madraso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maso
Qeexid
Abeeso; mas.
Abeeso-lugaley. ld manso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mad
Qeexid
Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo.
Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mad
Qeexid
Qof dhagax la dhicid.
Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
madalso
Qeexid
Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho.
Cid ballansasho. ld madasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
raso
Qeexid
Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Habka la isu dulsaaro alaabo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
madi
Qeexid
(-iyo, m.dh) Nin aan lahayn walaalo rag ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
madi
Qeexid
Gabar aan lahayn walaalo.
Neef xoolo ah oo caano badan leh.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: