Qeexid
"Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho."
Qeexid Xigta
Iska m.: laf feenasho.
[-gay, -gtay]
magaag2 ay
magaag2 tay
f.mg1"Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho."
Iska m.: laf feenasho.
Wadaag:
Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aan.
M. ah: faras aan la jarabarin.
ld magaagid.
m.l
Wadaag:
Qof gardarraysasho.
Doonid ama damcid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Budo cad, dhadhan qaraar leh oo tubaakada lagu cuno, siyaabo kalena loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.
m.l
Wadaag:
Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana.
m.dh
Wadaag:
Cayrnimo awgeed la dalaabid (qof).
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel dad badani wada degganyahay oo leh guryo badan, waddooyin, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo iwm; beled.
m.dh
Wadaag:
Wax sidii laga rabay noqosho.
Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.
m.l
Wadaag: