Qeexid
"Miyi ama tuulo magaalo ka aadid."
[-stay, -satay]
magaaleys tay
magaaleys atay
f.mg3"Miyi ama tuulo magaalo ka aadid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel dad badani wada degganyahay oo leh guryo badan, waddooyin, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo iwm; beled.
m.dh
Wadaag:
Googaa leysi ciyaarid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax beylah ah meelo ka eegasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.
m.l
Wadaag:
Budo cad, dhadhan qaraar leh oo tubaakada lagu cuno, siyaabo kalena loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho.
Iska m.: laf feenasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aan.
M. ah: faras aan la jarabarin.
ld magaagid.
m.l
Wadaag:
Wax tashiilasho.
Wax daryeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax durugsan laacid.
Ammaano loo dhiibtay ku takrifalasho (qof).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: