Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Meel magaalo noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Meel magaalo noqosho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel dad badani wada degganyahay oo leh guryo badan, waddooyin, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo iwm; beled.
m.dh
Wadaag:
Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m.l
Wadaag:
Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.
m.l
Wadaag:
Budo cad, dhadhan qaraar leh oo tubaakada lagu cuno, siyaabo kalena loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aan.
M. ah: faras aan la jarabarin.
ld magaagid.
m.l
Wadaag:
Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho.
Iska m.: laf feenasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.
m.l
Wadaag: