Qeexid Xigta
ld magacow1 (3).
ld magacow1 (3).
Wadaag:
Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero.
M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (nax.) Qaybaha hadalka mid ka mid ah, oo tilmaama wax nool (gabar, faras iwm), wax aan noolayn (bir, loox iwm) iyo waxyaabo kale. M. caadyaal: wuxuu tilmaama waxyaabo la taaban karo (buug, qalin iwm); m. cillaneed: wuxuu tilmaama shay leh tayo aanay dareemi karin shanta dareemayaal (jacayl, fikrad, run iwm); m. gaar: magac si gaar ah u tilmaama noole ama shay (Maandeeq, Xamar, Cali, Jubba iwm); m. guud: magac si guud ah u tilmaama qof, xayawaan ama shay (gabar, lo', magaalo iwm); m. urur: magac tilmaama koox noole ama shay (xayn, geel, dad iwm).
m.l
Wadaag:
Ugu m.: qof, qof kale kala magac dhigid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hoore aad loo cantuugo siin (qof).
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof magiciisa oo loogu yeero.
Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo.
ld magacaabid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Nafley u yeerid.
(f.mg) U m. cid wax mas'uuliyaddooda u dhiibid.
f.g
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag: