Qeexid

"Wax caan ah ahaansho (qof ama meel)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magacdheer oo kali ah:
  • Sharif iyo Sharif Xasan oo ku magacdheer Sharif Sakiin uu bilawday xilligii khilaafka ba’an ka dhex dilaacay Baarlamaanka DF.
  • Buuloburde waxay kaloo ku magacdheertahay Buulaay ama deebleey oo dadkii hore u yaqaaniin.