Qeexid

"Qof magiciisa oo loogu yeero."

Qeexid Kale

ld magacaabid.

Qeexid Xigta

Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magacow oo kali ah:
  • Padrizia Sentinelli ayaa waxay kaloo sheegtay in safiirkii hore ee dowladda Talyaaniga la badalay iyadoo safiir cusub ay dowladda Talyaaniga u soo magacowday, kaasoo ka mid ahaa wafdigii maanta Muqdisho yimid.
  • Jaamacada Carabta ayaa waxay shegtay in ay fiiro gaar ah u yeelaneyso wadanka mushkiladaha ka taagan ee Soomaaliya, iyadoona wakiil cusub usoo magacowday.