Qeexid
"Qof magiciisa oo loogu yeero."
Qeexid Kale
ld magacaabid.
Qeexid Xigta
Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo.
"Qof magiciisa oo loogu yeero."
ld magacaabid.
Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo.
Wadaag:
(f.g) Nafley u yeerid.
(f.mg) U m. cid wax mas'uuliyaddooda u dhiibid.
f.g
Wadaag:
Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero.
M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (nax.) Qaybaha hadalka mid ka mid ah, oo tilmaama wax nool (gabar, faras iwm), wax aan noolayn (bir, loox iwm) iyo waxyaabo kale. M. caadyaal: wuxuu tilmaama waxyaabo la taaban karo (buug, qalin iwm); m. cillaneed: wuxuu tilmaama shay leh tayo aanay dareemi karin shanta dareemayaal (jacayl, fikrad, run iwm); m. gaar: magac si gaar ah u tilmaama noole ama shay (Maandeeq, Xamar, Cali, Jubba iwm); m. guud: magac si guud ah u tilmaama qof, xayawaan ama shay (gabar, lo', magaalo iwm); m. urur: magac tilmaama koox noole ama shay (xayn, geel, dad iwm).
m.l
Wadaag:
Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan.
ld maggaabid.
m.l
Wadaag:
Ugu m.: qof, qof kale kala magac dhigid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.
m.l
Wadaag:
Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.
m.l
Wadaag:
Budo cad, dhadhan qaraar leh oo tubaakada lagu cuno, siyaabo kalena loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Sumcad xumo qof la soo gudboonaato. ld magacdarri.
m.dh
Wadaag:
Wax caan ah ahaansho (qof ama meel).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) (nax.) Qayb hadalka ka mid ah oo magac baddesha waxayna kala yihiin; m. ebyoon oo ah kuwa keligooda istaaga oo qodob yeelan kara (aniga, adiga iwm), iyo kuwo aan abyoonayn ama dhammayn, qodobna qaadan karin (i, na, ku, idin).
m.l
Wadaag:
Cid sumcaddeeda xumeyn.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: