Qeexid
"/mg. 1 (-alay, -ashay; -geli) Cid magan u noqosho (qof)."
"/mg. 1 (-alay, -ashay; -geli) Cid magan u noqosho (qof)."
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso.
m.dh
Wadaag:
Cid magan laga ballan qaaday u gooynteeda. ld magangoyn.
m.dh
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar3.
f.g1
Wadaag:
M. ah: hadal caqligu oggolyahay, caqliggal, suurtaggal.
m.l.kh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel2.
m.dh
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) (kiim.) Summad Mn. Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, una jira dabiici ahaan ogsaydh ahaan sida bayroolusayt (MnO). Waxaana loo adeegsadaa sameynta birdhafyada istiilka iyadoo laysku darayo bayroolusayt iyo xadiid laguna gubayo marraaq-danabeed.
m.l
Wadaag:
Muuqaal meel fog ka muuqda oo aan si wanaagsan u qeexnayn.
Dhis qaab dad leh oo inta waxyaabo shanqara loo sameeyo beeraha xeryaha xoolaha iwm la dhextaago si ay dugaagga iwm uga baqaan.
ld maalooti (1). Qof aan karti lahayn.
m.l
Wadaag: