Qeexid
"Qof magangelyo siin."
[-iyay, -isay]
magangel yay
magangel say
f.g2"Qof magangelyo siin."
Wadaag:
Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso.
m.dh
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
/mg. 1 (-alay, -ashay; -geli) Cid magan u noqosho (qof).
f.g
Wadaag:
Cid magan laga ballan qaaday u gooynteeda. ld magangoyn.
m.dh
Wadaag:
Mashruuc hantigelin si loo hormariyo.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato dhaxalsiin.
U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof marti ahaan u soo dhaweyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: