Qeexid
"ld megdeyn."
"ld megdeyn."
Wadaag:
Harag meged ka dhigasho.
Harag meged marsasho. ld magdeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof khasaare uu geystay qiimaheeda ka qaadid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
U m.: qof khasaare uu geystay qiimaheeda bixin.
f.mg1
-dhabay, -dhawday
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: