Qeexid

"Qiimaha looga qaato qof khasaaraha uu geystay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magdhaw oo kali ah:
  • Cid kasta oo xoogg hanti ku haysatay waa in lagu xukumaa magdhaw ku salaysan sanadihii ay ku dhaqmayeen, haddii aan milkiiluhu iska cafin.
  • Waxa wariyuhu fure uga dhiganaayo xeerkan waa inuu kaga badbaado waxyaabo sharci ahaan keeni kara in maxkamad lala tiigsado oo magdhaw looga qaado ama waxa uu uga dhawrsanayaa in xirafaddiisa hoos u dhac ku timaado.