Qeexid
"Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan."
Qeexid Xigta
ld maggaabid.
"Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan."
ld maggaabid.
Wadaag:
Hoore aad u cantuugid (qof).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof, hoore hal mar afka uga buuxin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qof magiciisa oo loogu yeero.
Qof darajo iyo madaxnimo lagu meeleeyo.
ld magacaabid.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).
m.l
Wadaag:
Xabaal; qabri.
Dhis, qof jabay oo dhaqdhaqaaqa loo diidayo lagu fariisiyo ama lagu xiro.
m.dh
Wadaag:
M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
m.l.kh
Wadaag:
Hoore aad loo cantuugo siin (qof).
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag: