Qeexid
"Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin."
[-gtay, -gatay]
magmaag tay
magmaag atay
f.mg3"Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin."
Wadaag:
Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ka m.: wax cabsi darteed uga dheeraansho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (jool.) Walax dhalaashan oo laga helo hoosta dhadhaabada adag ee qolofta dhulka, mararka qaarkoodna waaxa la arkaa marka ay folkanaha ka soo baxayso.
m.dh
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah ku riixid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
Qof gardarraysasho.
Doonid ama damcid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Tacabka beeraha.
M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay.
Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.
m.l
Wadaag: