Qeexid
"Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah ku riixid."
[-gay, -gtay]
magmag ay
magmag tay
f.g1"Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah ku riixid."
Wadaag:
Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (jool.) Walax dhalaashan oo laga helo hoosta dhadhaabada adag ee qolofta dhulka, mararka qaarkoodna waaxa la arkaa marka ay folkanaha ka soo baxayso.
m.dh
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag:
(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah.
m.l
Wadaag:
(-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m.dh
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag: