Qeexid
"Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid."
[-keeyay, -kaysay]
magmake eeyay
magmake aysay
f.g2"Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid."
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah ku riixid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dab si uusan u baqtin dambas ku duugid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (jool.) Walax dhalaashan oo laga helo hoosta dhadhaabada adag ee qolofta dhulka, mararka qaarkoodna waaxa la arkaa marka ay folkanaha ka soo baxayso.
m.dh
Wadaag:
Madag bixin.
Isku m.: qof isku dhejin.
f.g2
-keeyay, -keysay
Wadaag: