Qeexid

"ld magoolayaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magool oo kali ah:
  • Duqdu, waa ay taxaddareysay, si ayan u qabsan wixii ay "Magool" ka muujisay Calaacalka, ee ay ka tiri:-"Armuu i diidaa, i-deyriyaa oon ku daalaa;Armaan darxumo iyo dhib doontaayoon dekaamaa; dabadeed noqdaa doqontii cidlada ka dabbaal-degeysay"..!
  • Ma magoolo geedkii biyaha, maar ka celiyaaye.