Qeexid
"Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli."
[-oolay, -ooshay]
magool2 olay
magool2 oshay
f.mg1"Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli."
Wadaag:
Tacabka beeraha.
M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay.
Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.
m.l
Wadaag:
(bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool1.
m.dh.u
Wadaag:
Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
ld aal
Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.
f.mg1
-lay, -ooshay
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag: