Qeexid Xigta
ld magoolin.
ld magoolin.
Wadaag:
Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Tacabka beeraha.
M. ah: geed har weyn leh geed-saar ka dulbaxay.
Qof aan waxtar lahayn. 4. ld magoogid.
m.l
Wadaag:
(bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool1.
m.dh.u
Wadaag: