"Nooc mallaayga ka mid ah lahna qaab mas, oo aan la cunin."
Wadaag:
Huummaag (qof meel fog jooga).
M. ah: xoolo xul ah.
m.dh
(-tayaal, m.l/dh) Walax ka samysan maaddo aan dhaqso dabku u karin.
m.l
Wax tuuryo meel ku gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
eeg maguuji.
m.f.dh
(-bayaal, m.l/dh) Qof imtixaan ku dhacay.
(-bayaal, m.l/dh) (nax.) Fal aan lahayn layeele.
Cid mag ka gudasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Diyo bixin.
f.g1
-gay, -gtay
(-go, m.l) Diyo.