Qeexid
"Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana."
"Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana."
Wadaag:
La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho.
Iska m.: laf feenasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof gardarraysasho.
Doonid ama damcid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dad xiriir qaraaban nimo ka dhexeeyo. ld hilbawadaageen.
m.dh.u
Wadaag: