Qeexid

"Dhacdo saamays weyn leh oo aan la illaawi karin."

Qeexid Xigta

Sheeko.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahadho oo kali ah:
  • Kaas oo runtii si wacan u tilmaamaya mahadhooyinka iyo dhaxalxumada uu hayb soocu reebo.
  • Halaaggii ka dhashay hoosaasintii ICG iyo ciidamadii hororrada ahaa ee ay soo hubeeyeen waa mid mahadhooyin reebtay, taariikhdana jiilba uu jiilka ka dambeeya u sii tabin doono.