Qeexid

"M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahiigaan oo kali ah:
  • Dhanka kale roobab mahiigaan ah oo xalay ka da'ay Magaalada Jowhar iyo nawaaxigeeda ayaa sababay geerida Haweeney biyo ka dhaansanaysay Tuulo u dhow Magaalada Jowhar kadib markii ay ku dhacday sida la sheegay biriq.
  • Maxamed C/qaadir Faqi"Cisbitaalka waxaa Bur-buriyay Roobabkii mahiigaanka ahaa ee dhawaan da'ay suura galna maahan in uu shaqeeyo iyada oo aan wax laga qaban"..