Qeexid
"Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo."
"Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo."
Wadaag:
M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
m.l.kh
Wadaag:
Muslim ahaansho.
Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.
m.dh
Wadaag:
Xoolo-ogaa ahaansho (qof). ld xoolo-ogaalnimo.
m.dh
Wadaag:
(fals.) Aragti falsafadeed oo amminsan in maanku ama caqligu uu yahay shuruudda ugu muhimsan wax garasho kasta.
m.dh
Wadaag: