Qeexid
"Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm."
Qeexid Xigta
Magac xiddig.
"Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm."
Magac xiddig.
Wadaag:
M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan.
m.l.kh
Wadaag:
M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
m.l.kh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso.
ld mekhaan. Darajo.
ld mekhaan. Sharaf; maamuus; qaymo.
m.l
Wadaag: