Qeexid
"M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan."
"M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan."
Wadaag:
Wax aan la'aantoodu la ahaan karin, aan la huri karin.
m.l.kh
Wadaag:
M. ah: astaan ama wax kale oo jiritaankooda aanu tirmin.
Hantida aan socon karin sida beeraha, guryaha iwm. ld magguure.
m.l
Wadaag:
Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen.
Qardhaas; xirsi.
m.l
Wadaag:
eeg maanyar. ld maanyaraansho, maanyari, maanyaro.
m.dh
Wadaag:
Bannaanbax weyn oo lagu soo bandhigo cayaaro dhaqanno, sawirro iwm.
Magac xiddig.
m.l
Wadaag:
M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
m.l.kh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso.
ld mekhaan. Darajo.
ld mekhaan. Sharaf; maamuus; qaymo.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag: