Qeexid
"ld manjabbaxsasho."
"ld manjabbaxsasho."
Wadaag:
eeg manjabbaxso. ld majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.
m.f.dh
Wadaag:
Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa.
B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa.
ld baxsasho.
m.l
Wadaag:
Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid.
M. ah: aan jabin; aad u adag.
m.dh
Wadaag: