Qeexid
"Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid."
Qeexid Xigta
M. ah: aan jabin; aad u adag.
"Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid."
M. ah: aan jabin; aad u adag.
Wadaag:
Dhabbe ama xariiq maraakiibta ama dayuuradaha lagu wado.
Waddo la maro.
32 xariiqood ee ku yaal diiradda dusheeda middood.
m.l
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Cayayaan u eg ukun yar, cad, leh qodxo yaryar soo taagtaagan oo qofkii ay ku jabto gaarsiisa dhibaato.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Wargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
m.dh
Wadaag:
M. ah: biyo meel fadhiya oo aan jilibka soo gaarin.
m.l
Wadaag: